Sicyon Calculator waa calculator isticmaal badan oo aad kaga shaqeyn kartid xisaabooyin jilicsan ama xisaabooyin ad-adag taasina waxey u noqoneysaa calculator ka oo leh in kabadan 50 miiso waxaanu aad ugu faaideynayaa muhandisiinta 
waxa kale uu ku fiicanyahay calculator kani waxaa lagu dari karaa wadiifooyin waxaana ku daraya qofka isticmaalaya wuxuuna kaga darayaa isga oo isticmaalaya JAVA SCRIPT .marka aad soo download garysid calculator ka  oo aad gashid sidan  ku muuqata sawirkan hoose ayuu kuugu soo baxayaaa 
waxaana kasoo download garyn kartaa calculator ka adiga oo ku dhufanaya kalmada "  igu dhufo   " ee halka hoose ku taala 

igu dhufo
التعليقات
0 التعليقات
all rights are save for Adam Muhtarif