Dadka intooda badani moobilada password ayey ku xidhaan noocu doono ha noqdee, dhibaatada uu password kaasi leeyahay na waxa weeye hadaad iloodid ama lagu cel-celiyo moobilka waxbaa kaaga xidhmaya hadaba taa si ayenu uga hortagno maanta casharkan waxaan idin ku tusi doonaa sida aad u jabin laheyd password kaa iyada oo waxna kaa delete gareysmin .Dariiqadani waxay ku shaqeeneysaa moobilada ku shaqeeya nidaamka android ka sida moobilada Samsung