السلام عليكم ورحمة الله وبركاته
Maanta casharkeenu wuxuu ka hadlayaa Message kaas oo ay shirkadda Google ay soo hoos dhigto websites ka la jabsado ama viruses ka leh. Message kani waxa weeye 

( This site may have been hacked )

Example 

www.example.com
qoraalka ku hoos qoron weeye

Message ka haddaan af-somali idin ku sheego 
( Site/page kani waxaa laga yaabaa in la jabsaday )
Sidaa darteed ha isku galin website ka aad ku argtid Message kaan oo kale
Waxaa laga yaaba in uu virus kaa soo raaco ama adiga la jabsado 

Mawduucan maanta waa mid aad u khatar badan
sidaa darteed share sii on facebook
si looga wada digtoonado 
aranitan

التعليقات
0 التعليقات
all rights are save for Adam Muhtarif