Waxa faafay saacadihii ugu dambeeyey war sheegaya in la helay website xumaynaya qalabka sida mobilada ,kombiyuutarada iyo qeyrkoodba , waaxana la sheegay in website kaasi leeyahay Javba Script kaas oo sababaya in qalabka aad ku isticmaalaysid internet ka kaa xumaado.
Marka ugu horeysa waxaa xumaanaya browser ka aad isticmaalaysid marka ku xiga moobilku inta uu is bakhtiiyo dib isku shido .
Xiiladan foosha xumi waxay eeganaysaa moobilad shirkada Apple gaar ahaan moobiladeeda iphone ka laakiin kaligooda maaha
website kaa aad ka u khatarta badani waxa weeye indika oo iska ilaalinaya inaad gashaan Crashsafari.com
waxaanu eeganayaa website kan sida ka muuqata magaciisa browser ka la yidhaahdo Safari ee ku jira moobilada iphone ka iyo I pad kaba .Website kani dhibaato ayuu u geesan karaa mobilada ku shaqeeya nidaamka Nidaamka Android ka ee ku badan aduunka gaar ahaan Hargeisa 
التعليقات
0 التعليقات
all rights are save for Adam Muhtarif