USB wuxuu ka mid yahay ashyaada imika dadku ay aad u istimaalaan.laakiin maxaad ka garaneysaa midabyada ay ku yimaadaan ,keebaana ugu fiican ??a


ماذا تعرف عن الألوان التي تأتي بها منافذ ومفاتىح اليو اس بي وما هي دلالتها ،وأفضلها ؟


USB gu wuxuu ka mid yahay qalbka aad ka u hormaray sandadii ugu dambeeyey .Nashqadii ugu horeyseyna waxay sidatay lambarka 0.7 taas oo soo baxay sandakii 1994.Maantana wuxuu gaadhay lambarka 3.1 kaas oo soo baxay sanadkii 2013 .

USB sita midabka cad 


























 Midabkan cadi waa midabkii ugu horeeyey waxaanu la socday USB gii ugu horeeyey ee soo baxay1994 ka dib. .Mibakan cadi waxaa kale oo uu ina tusayaa MODEL ka USB ga oo ah 1.x iyo Speed kiis oo ah 12MG  1 kii sikin


USB sita midabka Madow ama Sibidhiga 



















         Labadan midabi iyaguna waxey na tusayaan USB sita magaca 2.0USB.USB gani wuxuu soo baxay sandaku markuu ahaa 2000.Speed kiisuna waxa weeye 480MG 1sikin

USB sita midabka cas ama huruuda 

















Noocan waxaa laga yaaba inaad hore aad u maqal oo aanad isticmaalin.USB gan waxaad ku jaajar gareyn kartaa moobilkaaga adoo galinaya ama ku xidhiidhinaya computer kaaga (ha shidnaado ama ha bakhtiisnaado)USB gani taas ayuu ku fiicanyahay


USB sita midabka Bluuga























         USB gani wuxuu soo baxay sanadkii 2008 .USB gan wuxuu ku fiican yahay waxaa ka mid ah Speed ka oo gaadhaya in ka badan 5GB 1sikin .Waxaa kale oo jira USB kale oo kan isku mid yihiin laakiin sita lambarka 3.1 isaguna Speed kiisu gaadhayo 10GB 1sikin




التعليقات
0 التعليقات
all rights are save for Adam Muhtarif