Maanta waxaan idiin hayaa Program aad iyo aad u fiican sabab? Program kani wuxuu idin ka  ilaalinayaa iftiiinka saaidka ah ey leeyihiin mobiles iyo computers kuba
Program kan waxaa la yidhaahdaa f.lux waxaad ka soo dajisan kartaa Google Play ama Play Store ka inkastoo ay isku mid yihiin lakiin dadba magac  ayey u yaqaanaan.waxaa kale oo aad ka soo dajisam kartaa adoo ku dhufanaya kalmada "igu dhufo"ee halka hoose taala .
Dadka isticmaala IOS kama soo dajisan karaan meelahaa aan sheegnay 
Program ku aad ayuu u yar yahay.wuxuu le'gyahay 4MG 
ملاحظة:Waxaa jira Program yo kale oo sida kan aan soo sheegay la mid ah ayaa jira sia Program  
ka Twilight 


Sidaad u soo download gareyso program ka ku dhufo sawirkan hoose


faahfaahin igala soo xidhiidh   adam-muhtarif@hotmail.com
igu dhufo

التعليقات
0 التعليقات
all rights are save for Adam Muhtarif