Maanta waxaan helay macluumaat ku saabsan mobilka cusub ay shirkada Samsung ay soo saari doonto Samsung Galaxy S7 
Macluumatku bilowga waxay u ishaareynaysaa in moobilkani qaadan doono magaca ah 'SM-G930F 
 2560×iyo shaashad qiyaaskeedu yaha 5.1 inch wuduuxeedu yahay 1440 
iyo CPU Exynos 8890 iyo Ram 4GB ah iyo maskax gaadheysa 64GB waxaanu ku shaqeyn doonaa nidaamka Android Marshmallow 6.0.1 
Arrinkii dadku ay layaabeena waxa weeye kamirada dambe oo lagu sheegay inay noqonayso 12 M Bexal iyo 5 M Bexal oo kamirada hore ah 
التعليقات
0 التعليقات
all rights are save for Adam Muhtarif