Casharka maanta waxaan idin soo taxayaa 10 computer ee ugu fiican xagga beeteriga 
1: kaalinta 1 aad waxaa heysta computer ka la yidhaahdo Lenovo ThinkPad X260 Wuxuu shaqeyn karaa 17 saacadood 
2: Kaalinta 2 aad waxaa ku jira Computer ka la yidhaahdo Acer Aspire One Cloudbook Waxaanu shaqeenayaa 14 saacadood
3: Kaalinta 3 aad waxaa ku jira computer ka MacBook Air
waxaanu shaqeenayaa 14 saacadood 
4: Kaalinta 4 aad waxaa ku soo jira computer ka Dell ChromeBook 13-7310 waxaanu shaqeenayaa 13 saacadood 
5: Kaalinta 5 aad waxaa ku jira isagana computer ka Lenovo ThinkPad T460 waxaanu shaqeenayaa 13 saacadood 

Intaasi waa shanta kaalmood ee ugu horeeya inta kalena sawirkan ayaad ku arki doontaa 

computer dani waa kuwa ugu fiican xagga beeteriga ee maaha ku ugu fiican dhinac walba 
التعليقات
0 التعليقات
all rights are save for Adam Muhtarif