Web kani ma aha web ka kaliyaata ee qiyaasi kara Speed ka internet ka .waxaa jira qaar kale oo fara badan waxaana ka mid ah web ka loo yaqaano Speedtest . Dadka intiisa badanina isaga ayey isticmaalaan. Hadaad rabtid inaad booqatid isaga ku dhufo kalmadan cas ee soo socota 'Speedtest
Web kan cusub waxaa magaciisa la yidhaahdaa ''Fast' waxaana sameysay shirkada la yidhaahdo ''Net flix" .Shirkadani waxay ku caan baxdey soo deynta filimaanta iyo musalsalada waxeyna soo dhigi jirta net ka 
Marka aad gashid web ka waxaa kuu soo baeysa tiro ,tiradaasi waxay kuu sheygaysaa inata uu yahay Speed ka internet kaagu 

Hadaba casharku maanta intaas weeye hadaad ka faaideysatay casharkan maanta share sii walaal si ay ummada oo dhami uga faaideysato 
                                 والسلام عليكم ورحمة الله و بركاته
التعليقات
0 التعليقات
all rights are save for Adam Muhtarif