Marka hore waan idin raali galinayaa , because ugu dhawaan bil wax casharaan ah maan soo dhigin , waxaan ku mashquulsanaa Page ka oo waan hagaajinayey
Root marka hore Waa kalmad English ah hadaan af soomaali u turjumo waxey noqoneysaa XIDID ka ay dhirtu leedahay ,laakiin marka la yidhaahdo moibilkaagu root ma leeyahay looga ma jeedo moobilkaagu xidid ma leeyahay markaa macna kale ayey .yeelaneysaa
Casharkan maanta qoraal oo kaliyaata kuma fahmi kartid
sidaa darteed daawashadan halka hoose taala daawo sidaad u fahmtid
hadaad ka faaideysatay casharka maanta walaal bakheylna ha noqon oo share garee si looga wada faaideysto