Maanta waxaan idin tusayaa 5 Program oo kuu ogol inaad  computer kaaga ku isticmaashid GAMES iyo PROGRAM yada mooiblada ku shaqeey  NIdaamka loo yaqaano ANDROID KA ......waxaana ka mid ah moobiladaa SAMSUNG ..inkastoo annu computer ku ku shaqeyn ANDROID KA oo uu ku shaqeeyo WINDOWS KA

Program ka koobaad
1,Blue Stacks
igu dhufo

Program ka labaad
2,MEMU
igu dhufo

Program ka seddexaad
3,Andy
igu dhufo

Program ka afaraad
4,Genymotion
igu dhufo

Program ka shanaad
5,windroy
igu dhufo

hadaba haduu mowduucan ka faaideysatay share garee si ay walaaladana uga faaideystaaan

التعليقات
0 التعليقات
all rights are save for Adam Muhtarif