Shirkada Facebook ayaa game cusub oo aad la ciyaari kartid asxaabta facebook gaaga adiga oo ONLINE ah
Game ku waxa weeye basket ball... game kani install garyn uma baahna soodjina uma baahna ,bas wuxuu kaaga baahanyahay inaad gashid Facebook Messenger oo aad u dirtid"Emoticone"kalmadaa qofka aad rabtid inuu kula ciyaaro 
wax saa usii weyn maaha intaa aan soo sheegay uunbuu kaaga baahanyahay
waxaan filayaa inuu game ku idin cajabiyey hadaba asxaabtiina hakala bakheylina oo share gareeya mowduucan 
والسلام عليكم 
التعليقات
0 التعليقات
all rights are save for Adam Muhtarif