Shirkad kasti waxay isku daydaa inay qabato shey cusub oo ay kaga duwanaato shirkadaha kale sidaas darteed waxaan idiin soo bandhigayaa Browser ka cusub 'browser 369' hadaba kaalay sidaanu u brano astaamihiisa 
waxa ka mid ah astaamihiisa waa browser aad u qurux badan waanuu fududyahay aadna uma weyna oo kama qaadanayo maskaxda computerk wax weyn 
waxaa kale oo ka mid ah astaamihiisa waxa uu ku leeyahay page kast halka sere meel ku ogol in aad iska joojiso ama u aad u yeesho xasiisyada yaala page kaa aad ku jirto 
waxaanu leeyahay meel kuu ogol inaad u ekeysiiso browser ka 'internet explorer ' waxaana ku soo celin kartaa sidiisii hore kaas oo ah Webkit mode,waxaana kale uu leeyahay meel la yidhaahdo Pop Out oo kala soo bixi kartid daawashada page ka aa doontid 
Browser kan waxaad kasoo download gareyn kartaa adiga oo ku dhufanaya kalmada midabeysan  "igu dhufo " ee halka hoose taala 




التعليقات
0 التعليقات
all rights are save for Adam Muhtarif