Waxaa faafay maalmo dhaweed sawiro cusub oo ku saabsan moobilka cusub HTC 10 
ninka la yidhaahdo OnLeaks ayaa soo dhigay sawiradan internet ka 
waxaan loo maleenayey in moobilkan cusubi qaadan doono magaca One M 10 lakiin shirkada ayaa magacan cusub u bixisay HTC 10 .moobilkan oo leh shaashad QHD leh oo qiyaaskeedu le'gtahay 5.15 iyo CPU Snapdragon 820 iyo CPU kale Adreno 530. oo ugaar ah sawirada
Moobilka HTC 10 waxaa kale oo ka mid ah sifooyinkiisa maskax qadar keedu le'gyahay 4GB iyo kamirad 12MBexal iyo meel laga galiyo USB ga Type-C.
التعليقات
0 التعليقات
all rights are save for Adam Muhtarif