Waxaad la kulmi kartaa dhibaatooyin badan markaad daawaneysid video oo aad ku daawaneysid computer kaaga .
 sidaa darteed waxaan idiin soo jeedinayaa Programka la yidhaahdo VLC
Halkan waxaan kaga hadleynaa daawasho jawdadeedu le'gtahay 4K oo aad computer kaaga ku soo shubatay .hadalka yaan idinku badin .waxaad u baahantahay inuu computer kaagu leeyahay Programka VLC kaas oo la socda computer ka markiisa hore ba
Markaad Install gareyso Programka ,shid video ga aad dooneysid adoo isticmalaya program ka vlc markaa kadib mar kaliyaata waxaad isku qabataa  CTRL+P  marka xigta ku dhufo kalmada Input/Codes waxaad baadheysa kalmada hardware accelerated decoding  waxaad ka dhigaysaa Disable  sida aad sawirka hoose ku aragtaan .
Marka aad intaa sameeyso waaxaad baadheysaa hadana kalmada x264 preset and tuning selectio
waxaad ka dhigaysaa Placebo  ugu danbeen waad odhaneysaa kalmada SAVE



التعليقات
0 التعليقات
all rights are save for Adam Muhtarif