Shalay ayaa waxaa la sheegay inuu dhintay muhandiskii brogramyahanka ahaa american ka ahaa Ray Tomlinson oo ahaa ninkii sameeyey Email ka iyo calaamada @ cumrigiisu wuxuu ahaa 74 jir ninkaa oo ka soo qalan jabiyey machadka Massachusetts Institute of Technology sanadku markuu ahaa 1965 markii uu soo dhameystiray wax barashadii ayuu ku biiray shirkada BBN ,BoltBeranek and Newman shirkadaa oo hormarisay mashruuca la yidhaahdo "ARPANET" taas oo ah shabakad Macluumaati ah oo internet kaba ka hormartay 
التعليقات
0 التعليقات
all rights are save for Adam Muhtarif