Shey fudud sida mirwaxada computer ka ama dhaska ayaa u sababi kara computer kaaga mashaakil badan sida inuu cuslaado .Laakiin maanta walaalkey-walaashey mawduucan akhrinaya maanta waxaan idiin soo bandhigayaa Program yar oo fudud oo aad ku kalsoonaankarto oo kuu ogaanaya  tafaasiisha  kala duwan ee computer kaag  taas oo laga yaabo inaanad ku ogeyn computer kaaga
2sawir oo uu leeyahay Program ku
Program ka magaciisa waxaa la yidhaahdaa ''WhySoSlow''Program ku wuxuu kuu fududeenayaa in aad ogaatid xaalada CPU ga iyo Maskaxdaba ...a
Program ku wuxuu ku fiicanyahay :wuu ku baraarujinayaa marka computer ku wax ay ku dhacaan ,sidoo kale wuxuu kuu sheegaya darajada xaraarada computer ka 

Hadaba yaan idinku dheeryn program ka waxaad kasoo dajisan kartaa adiga oo ku dhufanaya kalmada halka hoose taala ee (igu dhufo)markaad ku dhufatid waxaa kuu soo baxaya sawirkan 
ku dhufo kalmada {skip ad}ee taala geeska sare dhinaacaga midig 
التعليقات
0 التعليقات
all rights are save for Adam Muhtarif