awesomevideoplayer waa Program aad u fiican wuxuu kuu ogal yahay inaa daawatid 16 video mar kaliyaata 
Program ka waxaad ka soo download gareynaysaa adiga oo ku dhufanaya kalmada (igu dhufo ee halka hoose taala markaad ku dhufatid waxaa kuu soo baxaya sawirkan 
waxaad ku dhufataa kalma ( SKIP AD) ee ka muuqata sawirka markaa wuxuu idin geenayaa meeshii laga soo download gareyn laheyd 



igu dhufo

markaad soo download gareyso gal markaad gashid ku dhufo kalmada file sidaad u dooratid daawashooyinka aad rabto inaad shidid 
التعليقات
0 التعليقات
all rights are save for Adam Muhtarif