Waa laga yaaba inaad hore isku weydiisay inta Like oo aad qof u sameesay sxb kaa ama cidkaleba ha noqotee .hadaba maanta waxaan idin tusayaa sidaad ku ogaan kartaan inta like aad sameesay laga soo qaado maalintii aad facebook ga sameesatay ilaaa maanta 
Talaabada koobaad waxaad ku dhufaneysaa kalmada (igu dhufo) ee halka hoose taala markaad ku dhufatid waxaa kuu soo baxaya sawirkan 
ku dhufo kalmada SKIP AD ee dhinaca midig geeska sare taala markaa waxaad galeysaa website kuu xisaabinaya inta like aad sameesay sawirkiisuna waa kan 
ku dhufo login with facebook sidaad sawirka ku aragtaan
Anigu Intaa aad sawirka ku aragtaan ayaa sameeyey






التعليقات
0 التعليقات
all rights are save for Adam Muhtarif