Waxay kashiftay shirkada jayniiska ah ee Toshiba jiilka cusub ee robot yadeeda la yidhaahdo "Chihira"ee qaab dhismeedku u egyahay bila -aadamka .Waxyna idaacada British BBC ay tilmaamtay inuu jiilkan cusub ee robot ka "Chihira" in la soo bandhigay macridka siyaaxada iyo safarka ee ku yaala magaalada Berlin  waxaana kale oo ay sheegtay in robot kan loogu tala galay inuu ka shaqeeyo goobta dalxiiska halkaasoo loo xidhayo dharka dumarka oo ay dadku su'aalaha ay waydiiyaan uga jawaabeysa iyada oo ku hadleysa luqada Germany 
Intaa waxa u dheer robot kani wuxuu ku hadli karaa 3 luuqadood oo kale waxeyna kala yihiin  English,Chines,Japan 

التعليقات
0 التعليقات
all rights are save for Adam Muhtarif