Geemamka gawaadhidu waxey ka mid yihiin geemamka ugu caansan dadka oo dhamina aad ayey u jecelyihiin , Sidaa darteed maanta casharkan waxaan idiin taxayaa 5 ta game ee ugu fii can 

Real racing 3
Game kan moobilada android ka iyo ios kaba waad ku shuban kartaa ,game ni wuxuu awoodey in uu xaqiijiyo tiro badan oo dhaafeysa 200 oo milyan oo qof inay download gareysteen sababtuna waxa weeyey markaad ciyaareysid game kan waxaad moodaa run , gawaadhiduna gawaadhi run ah ayaad moodeysaa .

Need for speed No limits
Need for speed .game kani waa game aad iyo aad u fiican waana caaan Waana game aad u da'  weyn waaxanu jiray ilaa 1994

Fast & Furious : Legacy
Game kani isagana waa game aad u xamaasad badan waxaana la baratami kartaa dad kale meesha ay doonaan ha joogaane oo waan "online" 

Asphalt 8
Game kani wuxuu kamid yahay games ka ugu download gareyska badan caalamka , laakin wuxuu ku xunyahay aad ayuu u weyn yahay oo hadaad ku shubatid mobilkaaga Space aad u weyn ayuu kaa qaadanayaa sidoo kalena computer ka waa isku mid space weyn ayuu maskaxda computer ka ka qaadanayaa.

CSR Classics 
Hadaad jeceshahay gawaadhidii ugu horeysay ,ee ugu soo hor baxda , game kan aad ayuu kuu cajabin doona 
التعليقات
0 التعليقات
all rights are save for Adam Muhtarif