Hadaad tahay arday jecel barashada xisaabta shakki malaha in mararka qaarkood aad la kulantid xisaabooyin aad u adag oo aad ka shaqeyn kareyn . Hadaba hadey sidaasi jirto waxaa jira Applications kaa caawin kara arintaa adoo isticmaalaya  kamirada moobilkaaga .Waxaana ugu fiican Application ka maanta aynnu sharixi donno
 Application kan waxaa la yidhaahdaa "MalMath" Application kan waxaad ka soo dajisan kartaa PlayStore ka ama cinwaankan 
mal math



Application kan waxaa download gareysta in ka badan 1000000 oo qor .
Application kan wuxuu ku fiicanyahay marka aad xisaab weydiisid intuu kaaga shaqeeyo ayuu hadana ku tusayaa sidii uu uga shaqeeyey  step by step 

intaa weeye maanta casharkeenu hadaba share garee si looga wada faaideysto 




التعليقات
0 التعليقات
all rights are save for Adam Muhtarif