Maanta waxaan idiin soo bandhigayaa Application ku ogolaanaya inaad ku qortid messages kaaga 33 Font oo kala duwan,waxaana ku isticmaali kartaa messenger kaaga ama Whatsapp kaga.

Application kan magaciisu waa Fonts.Application kani aad ayuu u fududyahay isticmaalikiisu.

Marka aad saa u gashid ba wuxuu kuu soo dhigayaa khaanada bannaan,khaanadaas ayaad ku qoraysaa waxaad rabtid.
Kadib wuxuu kaa dalbayaa inaad dooratid khadka ku cajab galiya,markaad dooratid khadka qoraalkii aad ku qortay khaandii banaaneyd ayaa si automatic ah isku copy gareenaya 

Intaa kadib waxaad tagaysaa messenger kaaga ama Whatsapp ka ka dib qoraalkii ayaad Paste siinaysaa.

Si aad u soo dajisato Application kan kalmadan soo socota ku dhufo      Fonts



Waxaanu soo gaadhnay gabagabadii casharkeena maanta,share sii casharkan maanta oo ha kala bakhaylin asxaabtaa.
و السلام عليكم و رحمة الله وبركاته
التعليقات
0 التعليقات
all rights are save for Adam Muhtarif