Maanta waxaan idiin soo dhigay halkan 6 calaamadood oo ku tusaya in uu computer kaagu Virus ku dhacay ama virus uu leeyahay



1Pop-up windows

Tan haddan idiin sharaxo waxa weeye : adoo computer kaaga iska isticmaalaya ayaa waxa soo baxaya daaqado adigu aadan furin ayaa iska soo bood-boodaya,badan kooduna waxay u badan yihiin daaqado xayasiis.

2Automatically disable security programs

Calaamadda labaadna waxa weeye : waxaa is xidhaya Program yada security ayaa isku xidhaya si Automatic ah taasuna waxay caddaynaysaa inuu virus galay computer ka oo isagu xidhay Program yadaas.

3New programs appear on your computer

Calaamadda 3aad waxaad ku arkaysaa computer kaaga programs cusub oo aadan adigu ku shubin computer kaaga .

4Your browser is out of control

Calaamadda 4aad browser kaaga ayaa waalanaya oo sidii loo baahnaa uma shaqeenayo .Tan si aad uga hortagtid waxaad isticmaalaysaa program ka la yidhaah Malware Fox

5Exposure to complaints from your friends about sending them
out for annoying messages

Calaamadda 5aad .Asxaabtaa ayaa kaa soo cabanaya,waxanay kaaga cabanayaan messages xun-xun oo aad u dirtay iyaga,adigu umaad dirin balsee waxaa u diraya VIRUS ka.

6Slowly the device is suspicious

Calaamadda 6aad waaxa kaa cuslaanaya computer ka marka uu shidmayo iyo marka kale ba .Sidaad uga hortagi kartid tani waa inaad baadhid computer kaaga markasta .


 Haddaadan haysan Anti Virus akhriso cashar hore oo aan soo dhigay site keyga kaas oo sharaxa ya Anti virus yada ugu fiican & kuwa ugu xun


Haddad ka faaidey casharkan wax yar ba ha noqdee wll share sii si ay dadka kalena uga faaideystaan 




التعليقات
0 التعليقات
all rights are save for Adam Muhtarif