Sababaha ugu muhiimsan ee uu la cuslaado Internet ku waa card ka moobilka ku jira ee soo qabta WIFI ga culayskiisa.Kaadhkaas ayaa keena inuu cuslaado Speed ka Internet ku haduu kaadhkaasi culusyahay Internet kaaguna wuu cuslaanaya haduu speed ka kaadhkaasi aad u sareeyana sidoo kale Internet kaaguna aad ayuu u sareenayaa.

Hadaba maanta waxaan idin tusayaa CODE kuu kordhin doona Internet ka moobilkaaga IPHONE ka 

 1Waxaad tagaysaa meesha garaacista ka dib waxaad garaacaysaa lambarka aad sawirkan soo socda aad ku aragtid.


 2Marka aad garaacdid lambarkaas waaxa kuu soo baxayadaaqad .Daqada dusheeda meel u dhow kalmada (Iphone ) waxaad ka helaysaa lambar ,lambarkaa waxaa ku ag yaala calaamad mines sidan oo kale (-80) kaas oo ku tusaya quwada signal ka 

 3Intaa kadib meesha aad joogtid maahe meel kale yara istaag ama mobilka waxaad saartaa FLY MODE  ka  dibna soo celi oo eeg in lambarkii yaraaday (-80) to (-60) example 
si aad u heshid Internet aad u sareeya  




التعليقات
0 التعليقات
all rights are save for Adam Muhtarif